MASHAARIICDA AY MAALGALISO KOBCIYE FAA'IDADANA AY KA SAMAYSO
- Dhismayaal, guryo deegaan iyo kuwo ganacsi
- Maalgashiga beeraha casriga ah
- Maalgashiga iyo ka ganacsiga xoolaha
- Maalgashiga kheyraadka badda
- Wax soosaarka warshadaha
- Maalgashiga cryptocurrency-ada kala duwan
Ilaha dhaqaale ee xubnaha kobciye
- Lacagta uu bixiyo xubin walba oo kusoo biiraya kobciya waa Raasamaal, Waxaana lagu hirgalinayaa mashaariicda ku xusan kor, Faa'idada ka soo baxda ayuu qofwalba si joogta ah uga helayaa qaybtiisa