Kobciye

Maaha kaliya maalgashi.

Waa fursad aad ku dhisaysid dhaqaalahaaga, aad ku caawinaysid qoyskaaga, oo aad ku hormarinaysid noloshaada 

Muxuu sh.bashiir ka dhahay Kobciye

Amaan sare

Maal gashigaaga waxaa ilaalinaya nidaamyo hormarsan oo la adkeeyay

Dakhli degdeg ah

Maalgashade walba wuxuu si maalinle ah u heli doonaa faa’ido isaga oo aan waxba qaban 

 

Kobac joogto ah

Maalinba maalinta ka danbaysa way koraysaa lacagtaada hadii aadan la bixin

Caawin 24/7

Waan kuu joognaa habeen iyo maalin waxaana diyaar u nahay in aan ku caawino 

Qaabka uu ushaqeeyo

Samayso ciwaan

Si'aad kobciye lacag uga samaysid ugu horayn waa in aad ku samaysatid akoon oo aad isdiwaangalisid

Maalgasho

Waa in aad ku shubatid lacag oo aad maalgashatid kobciye

Daawo lacagtaada oo kobcaysa

Marka aad maalgashatid kobciye isla markaasba waxaa kuu bilaabanaysa faa'idada iyada oo kobcaysa maalinba maalinta ka danbaysa

Hadafka iyo qorshaha kobciye

Kobciye waxaa loo aasaasay si loo helo fursad maalgashi oo fudud, la isku halayn karo, isla markaasna ay dadku si dhakhsi ah ay uga faa’idaystaan. waxaan aaminsanahay in fursada aysan ahayn mid dad gaara loogu talagalay balse ay khasab tahay in la gaarsiiyo qof walba

Hadafkeena

In aan bixino fursad maalgashi oo la fahmi karo
In aan dhisno bulsho isku kalsoon oo wada shaqaysata
In aan kor u qaadno nolosha dadka anaga oo u marayna maalgashiyo casri ah

Muxuu sh.bashiir ka dhahay Kobciye

Maxay naga dhaheen dadka maalgashtay

Marki ugu horaysay oo aan arkay kobciye waxaan u maleeyay been waxaana ku tijaabiyay oo aan ku maalgashtay $20 kaliya kadibna si maalinle ah ayaan u helay faa'ido joogta ah maanta kaliya waxaan sameeyay $37.5

Faadumo xasan

muqdisho

Saaxiibkay ayaa ilawadaagay barnaamijkaan Waxaana ku soo biiray aniga oo ka shakisan Waligay isma dhihin maalgashi ayaa sidaan ufudud kobciye noloshayda ayuu badalay

Maxamad khadar

hargaysa

Dadka isdiwaangaliyay
0
Lacagta lagu maalgashtay
$ 0
Lacagta lalabaxay maanta
$ 0

Diyaar ma u tahay xornimo dhaqaale?

KOBCIYE ma ahan kaliya barnaamij maalgashi – waa fursad aad kaga bixi karto rafaadka dhaqaale. Waxaad dhisaysaa il dhaqaale oo joogto ah, adigoo maalin walba helaya faa’iido u dhaxaysa $7 ilaa $15.
Tani waa bilowga xornimadaada dhaqaale. Mana jirto maalin maanta ka fiican oo aad bilaabi lahayd!
Isdiiwaangali, samee maalgashi, una dhaqaaq xornimo!

Su'aalaha aad iswaydiin kartid

Waa meeqa lacagta ugu yar ee aan ku maalgashan karo Kobciye?

Lacagta ugu yar ee aad ku maalgashan karto kobciye waa $15 kaliya.

Ma heli karaa lacag aniga oo aan maalgashi samayn?

Haa, adiga oo aan samayn wax maalgashiya kobciya waad ka samayn kartaa faa’ido wiliba laba qaab, 

1.marka ugu horeeya ee aad isdiwaangalisid waxaad islamarkaasba helaysaa $3

2.Hadii aad lawadaagtid asxaabtaada oo aad ushere garaysid linkigaaga oo ay maalgashtaan Kobciye waxaad helaysaa commission 10% ah.

Marka aan rabo mala bixi karaa faa'idadayda?

Haa, qofwalba wuxuu xaq u leeyahay marka uu rabo sida ugu dhakhsiyaha badan in uu ula baxo lacagtiisa asaga oo loogu soo dirayo EVC+, ZAAD, SAHAL, EDAHAB