Kobciye

$3 ee hadyada ah in ay dhamaato waxaa ka dhiman
  • 00Hours
  • 00Minutes
  • 00Seconds

Maaha kaliya iskaashi.

Waa fursad aad ku dhisaysid dhaqaalahaaga, aad ku caawinaysid qoyskaaga, oo aad ku hormarinaysid noloshaada 

Muxuu sh.bashiir ka dhahay Kobciye

Amaan sare

System-ka  waxaa ilaalinaya nidaamyo hormarsan oo la adkeeyay

Dakhli degdeg ah

Xubin walba oo iskaashatada ka mida wuxuu si maalinle ah u heli doonaa faa’idadiisa

Kobac joogto ah

Maalinba maalinta ka danbaysa way koraysaa lacagtaada hadii aadan la bixin

Caawin 24/7

Hagid iyo caawin joogto ah oo ay helayaan xubnaha iskaashatada meelwalba oo ay joogaan

Qaabka uu ushaqeeyo

Samayso ciwaan

Si'aad kobciye lacag uga samaysid ugu horayn waa in aad ku samaysatid akoon oo aad isdiwaangalisid

Iskaashato

Waa in aad ku shubatid lacag oo aad ku darsatid iskaashatada kobciye

Daawo lacagtaada oo kobcaysa

Marka aad lacag ku darsatid iskaashatada lacagtaada waxay ka midnoqonaysaa lacagaha lagu shaqeeyo ee soo saara faa'idada, waxaana kuu bilaabmaya oo aad helaysaa faa'ido maalinle ah

Hadafka iyo qorshaha kobciye

Iskaashatada Kobciye waxaa loo aasaasay si loo helo iskaashi la isku halayn karo, isla markaasna ay dadku si dhakhsi ah ay uga faa’idaystaan. waxaan aaminsanahay in fursada aysan ahayn mid dad gaara loogu talagalay balse ay khasab tahay in la gaarsiiyo qof walba

Hadafkeena

In aan bixino fursad iskaashi
In aan dhisno bulsho isku kalsoon oo wada shaqaysata
In aan kor u qaadno nolosha dadka anaga oo u marayna iskaashi wada jir ah

Muxuu sh.bashiir ka dhahay Kobciye

Maxay naga dhaheen dadka maalgashtay

Marki ugu horaysay oo aan arkay kobciye waxaan u maleeyay been waxaana ku tijaabiyay oo aan ku maalgashtay $20 kaliya kadibna si maalinle ah ayaan u helay faa'ido joogta ah maanta kaliya waxaan sameeyay $37.5

Faadumo xasan

muqdisho

Saaxiibkay ayaa ilawadaagay barnaamijkaan Waxaana ku soo biiray aniga oo ka shakisan Waligay isma dhihin maalgashi ayaa sidaan ufudud kobciye noloshayda ayuu badalay

Maxamad khadar

hargaysa

Dadka isdiwaangaliyay
0
Lacagta lagu maalgashtay
$ 0
Lacagta lalabaxay maanta
$ 0

KOBCIYE ma ahan kaliya iskaashi – waa fursad aad kaga bixi karto rafaadka dhaqaale. Waxaad dhisaysaa il dhaqaale oo joogto ah, adigoo maalin walba helaya faa’iido
Tani waa bilowga xornimadaada dhaqaale. Mana jirto maalin maanta ka fiican oo aad bilaabi lahayd
Isdiiwaangali, oo ku soobiir iskaashatada kobciye (2026)

Su'aalaha aad iswaydiin kartid

Waa meeqa lacagta ugu yar ee aan ku darsankaro iskaashatada?

Lacagta ugu yar ee aad ku darsan karto iskaashatada kobciye waa $15 kaliya.

Ma heli karaa lacag aniga oo aan iskaashatada kudarsan lacag?

Haa, adiga oo aan wax lacag ah ku darsan iskaashatada kobciya waad ka samayn kartaa faa’ido, 

Hadii aad lawadaagtid asxaabtaada oo aad ku casuuntid iskaashatada lacagna ay ku darsadaan waxaad helaysaa commission 10% ah.

Marka aan rabo mala bixi karaa faa'idadayda?

Haa, qofwalba wuxuu xaq u leeyahay marka uu rabo sida ugu dhakhsiyaha badan in uu ula baxo lacagtiisa asaga oo loogu soo dirayo USDT (BEP20), EVC+, ZAAD, SAHAL, EDAHAB

Ma waxaa la'iga rabaa in aan keeno dad?

Maya, khasab ma ahan in aad keentid dad ku soo biira iskaashatada,

laakiin hadii aad keentid dad waxaad ku helaysaa lacag