Kobciye

Soomaaliya waxay wajahaysaa caqabado dhaqaale, shaqo la'aan iyo fursad yari, taasoo dhalinyarada ku khasabtay in ay noloshooda halis u galiyaan tahriib.
Si taas wax looga beddelo, Annaga oo ah ganacsato Soomaaliyeed oo aqoon u leh teknolojiyada ayaa aasaas-nay KOBCIYE – kobciyaha dhaqaalaha Soomaaliyeed.
Maanta, adigoo aan haysan kumanaan dollar ama aqoon qoto dheer oo laxiriirta fursadaha internate-ka,
waxaad fursad u haysataa inaad bilowdo kobciye oo aad ku samaysid maalgashi lacag u dhaxeeya $15 ilaa $99. Si maalinle ahna aad u heshid faa'ido aad mahdisid oo bilow u noqota xornimadaada dhaqaale.

Faa’iidooyinka KOBCIYE

Si'aad kobciye uga heshid faa'ido khasab ma'ahan in aad lacag haysatid oo aad samaysid maalgashi waxaa jirta 2ba qaab oo aad faa'ido uga samaynkartid kobciye adiga oo aan haysan wax lacag ah.

  • Isdiwaangali oo hel hadyad

    Islamarka aad ku soo biirtid kobciye oo aad ku samaysatid akoon islamarkaas waxaad helaysaa $3 oo aad kula bixi kartid (E-DAHAB, EVC+, ZAAD, SAHAL).
    Waa bilaabid lacag leh.

  • Samee maalgashi

    KOBCIYE wuxuu kuu diyaariyay qorshayaal maalgashi oo kala heer ah,
    si qof walba uu ugu bilowdo awooddiisa dhaqaale.
    Ma jiro wax shuruud adag ah, mana u baahnid in aad haysato kumanaan dollar si aad u bilowdo. Kaliya waxaad dooraneysaa heerka ku habboon jeebkaaga, waxaana kuu bilaabmaysa faa’iido maalinle ah oo dhan 3.35%.

Heerarka Maalgashiga:

Level Xadiga maalgashiga Faa'idada maalinlaha ah Mudada ay soconayso Faa'idada guud
G mini
$15 – $29
3.35%
3 bilood
$87
G plus
$30 – $59
3.35%
6 bilood
$355
G pro
$60 – $79
3.35%
9 bilood
$715
G max
$80 – $99
3.35%
Sanad
$1210
  • Ku casuum asxaabtaada

    Marka aad iska diiwaangeliso KOBCIYE oo aad samaysato akoon, waxaad helaysaa link kuu gaar ah oo aad asxaabtaada iyo dadka kale la wadaagi karto.
    Marka qof uu iska diiwaangeliyo KOBCIYE asaga oo isticmaalayo linkigaaga, waxaad heli doontaa gunno (commission) marka uu sameeyo maalgashi.
    Sidoo kale qofkaas aad keentay hadii qof uu keeno waxaad helaysaa guno, sidoo kale qofkaas hadii uu keeno qofkale waxaad helaysaa guno

Qofka Aad keentay Qofka uu keenay Qofka uu sii keenay
Waxaad ka helaysaa
lacagta uu maalgashtay
15% oo kamida
Waxaad ka helaysaa
lacagta uu maalgashtay
10% oo kamida
Waxaad ka helaysaa
lacagta uu maalgashtay
5% oo kamida

KOBCIYE wuxuu kuu furay albaab cusub oo horumar dhaqaale ah.
Maanta bilow, berri xorow!